Kulan Su’aalo lagu weediinayay Xildhibaan Mustaf Dhuxulow oo Muqdisho ka dhacay (Sawirro)

Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacay kulan muhiim ah oo su’aalo lagu weediinayay Xildhibaan Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow oo kamid ah Xildhibaanada Golaha shacabka kuwooda ugu saameynta iyo taageerada badan. Xildhibaan Mustaf Dhuxulow ayaa kulanka su’aalaha lagu weediinayay la qaatay qaar kamid ah Dhalinyarada Aqoonyahanada uu ku matalo kursiga golaha shacabka uu ku fadhiyo , … Continue reading Kulan Su’aalo lagu weediinayay Xildhibaan Mustaf Dhuxulow oo Muqdisho ka dhacay (Sawirro)